Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Oo Booqday Xaafadaha roobabka ay saameeyeen ee Jowhar

0
137

JOWHAR (Radio Isnaay) – Guddoomiyaha Barlamaanka dowlad gobaleedka Hirshabelle ahna kusimaha maxadweynaha Hirshabelle Cabdixakiim luqmaan xaaji Muxumad ayaa maanta booqday qeyb kamid ah xaafada hanti-wadaag oo ay saameeyeen roobabka ka da’ay magaalada Jowhar,waxaana roobabkaasi ay sababeen in dadka qaar ay guryahooda isaga baxaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya:- Maxamed Abuukar Abdirahmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here