Dhalinyaradda Kunool Magaalada Jowhar oo Odoyaasha Ugu Baaqay In  Fursadaha la siiyo Dhalinta.

0
184

JOWHAR (Radio Isnaay) – Dhalinyarada ka soo jeedo Hirshabelle ayaa rajeeynaayo in la gaaray xilligii ay dhalinyaradda ka faa’iideysan lahaayeen ka qeyb galka siyaasada dalka Yaasiin cismaaan oo ka mid ah dhaliyarda ayaa odayaasha dhaqanka ka codsaday inaay dib u eegaan dhalinayaradda waxbaratay oo samata bixinkaro  wadanka.

Warbixintaan Waxaa soo jeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here