JOWHAR (Radio Isnaay)- Qaar kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Sheegay in ay Sameeynayaan Midow loo dhan yahay.
Dhalinyaradan oo Gabdho iyo Wiilal Isugu jiro ayaa ka hadlay qaabkii ay u Midoobi lahaayeen Madaama Maskaxda Dhalinyaradda ay tahay mid Furan oo ka Qeyb Qaadan karta Horumarka Dalka.
Warbixintaan waxaa soojedineyso:-Maryama Sheekh Cabdi