Dadka roobabka ay Saameeyeen oo ka Mahadceliyay Gurmad loo Fidiyay.

0
183

JOWHAR (Radio Isnaay)- Qaar ka mid ah Xaafadaha Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle waxaa kal hore Saameeyay roobka dayrta oo ka curtay Gobalkani Shabeellaha Dhexe gaar ahaan Magaalada Jowhar oo ay ka da’een roobab waaweyn.
Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here