Iskuulka Makaay ee magaalada Jowhar Oo codsi udiray Wasaarada Waxbarashada Hirshabelle

0
132

JOWHAR (Radio Isnaay)- Dugsiga Makaay Garaare  oo la aassaay sanadkii 2016 islamarkaana ay gacanta ku hayaan qaarka mid ah waxgaradkii xaafada kulmis ee magaalada Jowhar oo uu iskuulkan ku yaalo ayaa wasaarada Waxbarashada Hirshabelle ka codsaday in ay mushaar siiso macallimiinta Iskuulka.

Warbixintaan waxaa soo jedineyso:-Maryama Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here