Beeraleyda G/Sh/Dhexe Oo Garab istaag ka dalbaday Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle.

0
173

JOWHAR (Radio Isnaay)- Yuusuf Xasan Cumar oo kamid ah iskaashatooyinka beeraleyda gobalka Shabeellaha dhexe oo la hadlay Radio Isnaay ayaa sheegay in haatan beeraleyda yaryar ay wajahayaan xaalada adag wuxuuna wasaaradaha beeraha iyo waraabka Hirshabelle ka dalbaday in ay garab istaagto beeraleyda yaryar.

Warbixintaan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here