JOWHAR ( Radio Isnaay)- Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyin Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) ayaa war saxaafadeed ka soo saartay xaaladda arrimaha bani’aadanimada ee deegaanada, iyadoona asaaradda ay xustay in Xaaladda Nolosha dadka aay sii adkaaneeyso.
Warbixintan waxaa soo jeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim