JOWHAR ( Radio Isnaay)- Wasaarada Caafimaadka dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa isbitaalka weyn ee magaalada Jowhar ka daahfurtay barnaamij loogu magac daray Telemedicine kaas oo bukaanada ay kula kulmayaan dhaqaatiir joogto dalka dibadiisa iyadoo la isticmaalaya internetka.
Warbixintaan waxaa soo jeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan