Wiil Dhalinyaro ah oo dhaqaalo ka sameeyay Fatahaada webiga Shabelle

0
152

JOWHAR (Radio isnaay) –  Fatahaada webiga Shabeelle waxa ay saameyn ku yeelatay isku socodka magaalada Jowhar iyo qaar kamid ah tuulooyinka hoosyimaada,waxaana taa ay keentay in la isticmaalo doomo shaqo abuur u noqday tiro dhalinyaro ah.

Warbixintaan waxaa soo jeedinayo:- Maryama Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here