Xaalad Nolaleed Oo ka jirto Tuulada Shamiita Oo Hoostimaado Magaalada Jowhar

0
133

JOWHAR (Radio isnaay)  Waxgaradka Tuulada Shamiito ee duleedka Magaalada Jowhar  ayaa sheegay  in haatan tuuladooda ay ka jirto xaalad nolaleed,waxa ayna  maamulka Hirshabelle ka codsadeen in gurmad lagaarsiyo.

Warbixintan waaxaa soo jeedineyso:- Maryama Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here