Dhalinyarada Magaalada Jowhar Oo loogu baaqay  In ay raadiyaan Fursado Shaqo 

0
147

JOWHAR (Radio isnaay) Maryan Maxamuud oo kamid ah dhalinyarada haldoorka ah ee maagalada Jowhar oo lahadashay Radio Isnaay ayaa ugu baaqay dhalinyarada in ay kordhiyaan dadaalada ay ku raadinayaan fursadaha shaqo,islamarkaana aysan ku koobin shaqooyinka ay raadinayaan kuwa xafiisyada dowladda.

Warbixintaan waxaa soo jeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahiim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here