Walidiinta Ardaydooda Wax kabarta Dugsiyada Jowhar Oo Loogu Baaqay In Ay La Socdaan Waxbarashad Ubadkooda.

0
110

Jowhar  ( Radio Isnaay ) –Dugsiga Hoose , Dhexe Iyo Sare Ee Imaamu Shaafici waxa uu ka mid yahay dugsiyada waxbarasho eekuyaalla Magaalada Jowhar Ee Caasimaada Maamulka Hirshabeelle kaa oo ay wax ka bartaan ubadka ku nool Magaalada .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Cabdiwali Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here