Agab Wax lagu Baro Ubadka  Oo Lagaarsiiyay Dugsiga Hoose , Dhex Iyo Sare Ee Horseed .

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare mamul goboleedka Hirshabelle aya waxa ay agabka wax logu barto garsiisay dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee horsed ee magalada jowhar xili ay ardeyda baahi  badan    uqabeen agaabkaan iskugu jira bugaag boorsoyiin iyo agab kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim   

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here