Roobka Dayrta Oo Saameyn ku yeeshay Xoolo dhaqato kunool Tuulooyin hoosyimaada Magaalada Jowhar.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Xoolo dhaqato kunool Tuulooyin hoosyimaada Magaalada Jowhar ayaa sheegay inaay isugu darmeen daaq la’aan cuduro iyo roobka dayrta oo dhawaan ka da’ay qeybo ka mid ah gobalka Sh/dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : –  Maryama Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here