Beeraleyda gobalka Sh/dhexe  oo diyaargarow ugu jiro tacabka Beeraha Xilga Dayrta

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Iyadoo roobka dayrta uu ka curtay gobalka  Shabeelada dhexe ayaa haatan beeraleyda waxa ay diyaar garow xoogan ugu jiraan tacabka beeraha si ay kaga faa’ideystaan roobka dayrta una soo saaraan dalag aad ufarabadan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Maxamed Abukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here