Roobabkii dhawan ka da’ay Jowhar Oo Saameyn Ku Yeeshay Qaar Kamid ah Xaafadaha Magaalada

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka da’ay roobab waaweyn waxaana roobabkaasi ay saameyn ku yeesheen qaar kamid ah xaafadaha magaalada,iyadoona dadka xaafadahaasi degan ay maamulka ka dalbanayaan in loo gurmada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : –  Maxamed Abukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here