Fatahaada Wabiga Shabelle oo Sameyn ku yelatay Tuulada Sabdoow.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Iyadoo lagu barakacay fatahaadii wabiga shabelle ayey roobabakii deyrtana ay  ka curteen  Gobalka Shabellaha Dhexe wuxuuna Saameeyay Tuulooyin ku xeeran Degmooyinka Jowhar,Mahadaay iyo Balcad ee G/Sh/DhexeMahad Muxumad Makaraan oo ah Gudoomiyaha Tuulada Sabdoow oo 18km kaga beegan dhanka bari Magaalada Jowhar ayaa sheegay halka ay u barakaceen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here