Maamulka Degmada jowhar Oo Amray Hey’adaha In Boorarka ay Af-Soomaali ku qoraan

0
332

Jowhar – ( Radio Isnaay ) Guddoomiyaha degmada Jowhar ee Caasimada Hirshabelle Cusmaan Maxamed Mukhaar Baarey ayaa faray dhamaan hey’adaha kala duwan ee ka howlgalo gudaha in boorarka ay ku qoraan Af-Soomaali si bulshada u wada fahanto.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here