Dhalinyaraada wax baratay ee magaalada Jowhar Oo Si Bilaasha wax kubaro Caruur Danyar ah

0
131

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sadex Dhainyaro ah oo kunool magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa furay iskuul ay ardayda danyarta ah si bilaash wax kaga baran karaan iyadoona qarashaadka ku baxaya Iskuulkan  ay bixinaayaan isla Dhalinyaradaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here