Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ujeedada barnaamijka marwo caafimaad ayaa ahaa kadib markii lasameeyay cilmi baaris lagu ogaaday dhibaatada soo gaara haweenka uurka leh iyo carruurta .
Waxaana gobalka shabellaha dhexe laga fulinayaa wajigiisa koowaad degmooyinka jowhar,balcad iyo tuulooyinka ku xeeran.sida ay sheegtay madaxa mashruuca marwo caafimaad Drs faadumo Cabdulle Hilowle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi.