Dhalinyarada Magaalada Jowhar Oo Maamulka Gobolka Ka Codsay In Ay Helan Tababaro Joogta Ah.

0
440

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradu waa lafdhabarka umad kasta waana keydka dhabta ah ee ay haysato, wadan kasta waayo dalkasta Mustaqbalkiisu waxuu ku Xidhanyahay dhalinyaradiisa.

Xuseen Caddaawe oo ka mid ah dhalinyarada magaalada jowhar oo wareysi siiayay Idaacada Isnaay ayaa ka hadlay sida loo horumarin karo dhalinyarda Asigoona Tilmaamay in ay u baahan yihiin Tababaro Joogta ah oo la siiyo dhalinyarada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here