Ganacsatada Jowhar Oo Waddo Qorshe  Dib Loogu soo Celinaayo Bilicda Magaalada .

0
222

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada Magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad Gobaleedka Hirshabelle ayaa qorsheynaya in ay bilabaan Olala nadaafadeed oo laga sameynayo suuqyada magaalada,xaafadaha iyo wadooyinka waa weeyn ee magaalada dhex mara Sida uu Radio Isnaay u sheegay Xuseen Xasan oo ka mid ah Ganacsatada Magaalada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : –  Maxamed Abukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here