Haweenka ku Nool Jowhar Oo Loogu Baaqay Inay ILaaliyaan Nadaafadda Carrurta

0
194

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Nadaafaddan ay soo jeediyeen bulshada ku dhaqan jowhar iyo nawaaxigeeda ayaa loogu baaqay hooyooyinka inaay ilaaliyaan carruurta yar yar nadaafaddooda madaama ay mas,uuliyada guriga inta badan ay maaulaan haweenka loogana Baahanayhay in ay ka war qabaan Caafimaada Carruurtooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here