Dhalinyarada Waxbaratay ee Magaalada Jowhar oo Baaq Diray.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dad badan ayaa Wajaha Caqabado Badan inta ay ku Jiraan Marxaladaha Waxbarasho taas oo ugu Dambeyn Keenta in qofka uu ka Caajiso Waxbarashadi uu Mudada Dheer Soo Waday Sida uu Radio Isnaay U sheegay Axmed Shiikh Maxamed Nuur oo ka Mid ah Dhalinyarada Waxbaratay ee Magaalada  Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here