Dadka ku shaqeysta farsamada gacanta oo ku soo badanaya Magaalada jowhar.

0
213

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dad badan ayaa ku shaqeysta Xirfadda farasamada gacanta oo isugu jirta fuundi iyo faryaamo,taasi oo ku tiirsan noloshooda.

Saalax Afrax waa mid ka mid ah dadkaas lkin waxa uu sheegay inuu ahaa Beeraley balse dantu biday inuu yeesho xirfad gaar ah oo uu ku shaqeyata.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here