Wajiga Labaad Ee Mashaariic Hormineed Oo Laga Daah Furay Magaalada Baladweyne

0
194

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Maamulka Gobalka Hiiraan ee dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ka daah furay Mashaariic hormineed kuwaa oo magaalada Baladweyne looga hirgelinayo buundooyin iyo biyo xireeno.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Maxamed Abuukar  Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here