Ingiriiska Oo Loo Diiday Inay U Gudbaan Koobka Adduunka Iyo Natiijooyinka Kulamadii Xalay.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xulka qaranka England ayaa laga horjoogsaday fursad weyn oo ay u qaadi lahaayeen inay iska xaadiriyaan Koobka Adduunka 2022 kaddib barbarro rafaad ahaa oo ay kala kulmeen Hungary kulan ay taageereyaashu rabshad ka sameeyeen gudaha garoonka.

Kulankan oo ka dhacay garoonka Wembley ayay Ingiriisku u baahnaayeen inay guuleystaan si ay u noqdaan waddanka labaad ee Yurub ah ee usoo baxa Koobka Adduunka, hase yeeshee Hungary ayaa gool rikoodhe ah kala hormartay daqiiqaddii 24aad uu ka dhaliyey Sallai, hase yeeshee waxa goolka barbarraha u keenay John Stones isla qaybta hore, waxaanay ciyaartu kusoo dhamaatay 1-1.

Xulka England ayay u ahayd kulankii labaad ee isreeb-reebka Koobka Adduunka ah oo ay dhibco lumiyaan, laakiin waxay haystaan fursad dahabi ah oo ay ciyaartooda ugu soo horreysa ay ugu gudbi doonaan Koobka Adduunka.

Xulka qaranka England ayaa laga horjoogsaday fursad weyn oo ay u qaadi lahaayeen inay iska xaadiriyaan Koobka Adduunka 2022 kaddib barbarro rafaad ahaa oo ay kala kulmeen Hungary kulan ay taageereyaashu rabshad ka sameeyeen gudaha garoonka.

Kulankan oo ka dhacay garoonka Wembley ayay Ingiriisku u baahnaayeen inay guuleystaan si ay u noqdaan waddanka labaad ee Yurub ah ee usoo baxa Koobka Adduunka, hase yeeshee Hungary ayaa gool rikoodhe ah kala hormartay daqiiqaddii 24aad uu ka dhaliyey Sallai, hase yeeshee waxa goolka barbarraha u keenay John Stones isla qaybta hore, waxaanay ciyaartu kusoo dhamaatay 1-1.

Xulka England ayay u ahayd kulankii labaad ee isreeb-reebka Koobka Adduunka ah oo ay dhibco lumiyaan, laakiin waxay haystaan fursad dahabi ah oo ay ciyaartooda ugu soo horreysa ay ugu gudbi doonaan Koobka Adduunka.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here