Sare u kac dhinaca Maciishada ah oo Wali ka Jira Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa waxaa weli kajira sicir barar ku aadan qiimaha la iibiya badeecadaha ee suuuqyada magaalada kaas oo soo bilaawday kadib markii webiga shabelle uu tuulooyin hoosyimaado magaalada ka geystay fatahaad is xigxigo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here