Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo kulan ka Yeeshay Shaqo yarida ka Jirta Dalka.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar ayaa Kulan ay Isugu Yimaadeen Magaalada Jowhar Waxa ay kaga Hadleen Sida loo Wajihi karo Dhibaatooyinka Shaqo yari ee ka Jira Dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here