Mid ka mid ah Culumada Jowhar oo ku Baaqay In Lacaawiyo Dadka Qabo Baahiyaha Gaarka ah.

0
184

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sheekh Axmed Sheekh Cali oo kamid ah culimada Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad gobaleedka Hirshabelle oo lahdalay Radio Isnaay ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan bulshada in ay caawiyaan dadka danyarta ah isagoona xusay in bixinta sadaqada ay naxariis dhex dhigto bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here