Wasaarada Dib uheshiisiinta Hirshabelle Oo Heshiis Nabadeed Dhexe Dhigtay Beelo Wada Dega Gobalka Hiiraan.

0
104

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada dib uheshiisiinta iyo dib u dejinta Hirshabelle ayaa ku guuleysatay in heshiis nabadeed ay kala dhex dhigaan  beelaha wada dego gobalka Hiiraan kuwaa oo dhawaanahaan ku dagalaamayay deegano hoos taga degmada matabaan,waxaana munaasabad heshiiskan lagu soo bandhigayay ka qeyb galay waxagaradka gobalka Hiiraan oo ay ugu horeeyaan beelaha ay dirirtu dhex martay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here