Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Saameeyay Wax soo Saarkii Beeraha.

0
169

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda Gobolka Shabeellaha Dhexe ee ku Nool Deegaanada uu Maro wabiga shabeelle ayaa la daaladhacaya in ka badan afar xilli beereed fatahaadaha Wabiga Shabeelle Kuwaas oo Saameeyay Wax soo Saarkoodii Sida uu Radio Isnaay u Sheegay Shariif Maxamed Shariif oo kamid ah Beeraleyda Gobolka.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here