Takehiro Tomiyasu Oo Ku Guulaystay Abaalmarintii Ugu Horysay Ee Arsenal.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddiga daafaca Midig uga ciyaara kooxda Arsenal ee Takehiro Tomiyasu ayaa ku guulaystay abaalmarinta xiddigii ugu fiicnaa kooxda Arsenal ee bishii September.

Xiddiga Takehiro Tomiyasu ayaa kooxda Arsenal si joogto ah ugu ciyaaray kooxda Arsenal tan ilaa markii uu ku soo biiray kooxda suuqii xagaaga ee la soo dhaafay.

Takehiro Tomiyasu ayaa Arsenal ka caawiyay in ay shabaqeeda ilaashato kulamadii uu ciyaaray premier League isaga oo waliba soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here