Safiirka Dowladda Soomaaliya ee Dalka Belgiumka oo Waraqadihiisa aqoonsi ku Wareejiyay Dalkaasi .

0
109

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Biljimka iyo Midowga Yurub, Yoonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde), ayaa nuqul ka mid ah warqadihiisa aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay Agaasimaha Habmaamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Biljam, Danjire Olivier Belle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here