Gollaha Wasiirada Puntland oo Maanta Ansixiyay Xeerka Dalxiiska ee Maamulkaasi.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo toddobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta safaro wafdi Wasiiro ah ku tageen Gobollada Gardafuu iyo Karkaar iyo Ansixinta Xeerka Dalxiiska Puntland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here