Xaalad Daawo Yari Ah oo soo Wajahday Cisbitaalka Magaalada Baladweyne.

0
205

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Agaasimaha guud ee cisbitaalka weeyn ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiraan Dr Suleyman Cabdi Cali ayaa waxa uu ka warbixiyay xaalada adag oo soo food saartay cisbitaalka weyn ee lagu Dabiibo bukaanada ku xanuunsanaya gudaha magaalada Asigoo sheegay  in aysan jirin cid hadda gacanta ku
haysa Cisbitaalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here