Kylian Mbappe Oo Sharaxay Sababtii Uu Doonayay In Uu Uga Tago PSG.

0
450

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddiga kooxda PSG ee Kylian Mbappe ayaa sharaxay sababtii uu doonayay in uu isaga tago kooxda PSG suuqii xagaaga xilli uu warqada bixitaanka u gudbiyay kooxda reer France.

Kylian Mbappe Ayaa xagaagii lala xidhiidhinayay kooxda Real Madrid kuwaas oo xitaa 3 dalab ka gudbiyay saxiixiisa si ay u helaan saxiixa xiddiga reer france intii uu furnaa suuqii xagaaga.

Mbappe oo la hadlaya wargayska RMC Sport ayaa yidhi”Waxa aan u malaynayay in uu safarkaygii PSG dhamaaday”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here