Koob Ciyareed lagu Maamuusayay Sanadguurada 5aad ee Hirshabeelle oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan  ciyaareedkan lagu maamuusayay sanad guurada 5 aad ee dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa waxaa wada cayaaray kooxaha kala ah Kulmis iyo Farjano iyadoona guusha ay raacday kooxda farjano waxaan sida lagu gudoonsiiyay goobka sanad guurada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here