Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Zamzam Jaamac oo ah kalkaaliso ka howlgasho Cisbitaalka guud ee magaalada hargeysa,ayaa qortay buug ka hadlaaya waxyaabaha qaldan ee ay bulashadu ka ,aaminsan tahay dhanka caafimaadka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa :- Maryama Shiikh Cabdi.