Mohamed Salah Oo Liverpool U Sheegay Halka Wado Ee Uu Heshiis Cusub Ugu Saxiixi Karo Liverpool.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa lagu soo waramayaa in uu ugu yaraan doonayo 300 kun oo Gini todobaadkii hadii uu heshiis cusub u saxiixayo Liverpool.

Xiddiga 29 jirka ah ayaa dhaliyay 101 gool oo premier League ah intii uu joogay Liverpool Axadii isaga oo kooxdiisa ka caawiyay in bar-baro 2/2 ah la gasho Man City.

Si kasta ha ahaatee heshiiska xiddiga ee Liverpool ayaa dhici doona 2 sano kadib walina wax heshiis cusub ah uma saxiixin kooxda iyada oo kooxo kale isha ku hayaan xaalada xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here