Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Rajo Wanaagsan ka Muujiyay Qiimaha Maciishada.

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaada soo laalaabtay ee webiga shabeelle ayaa horay saameyn xoogan ugu yeeshay ganacsiga magaalada Jowhar iyadoona  aad ay u sarakacday qiimaha maciishada balse haatan waxaa la dareemaya hoos u dhac inkastoo weli maciishada ay qaali tahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here