Machadka Rajo oo Bilaabay Dardargalinta Waxbarashada Ardayda Magaalada Jowhar.

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xarunta waxbarashada Rajo waxa ay ka mid tahay Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee lagu barto Madooyin kala duwan sida Caafimaadka, Computerka, Luqadaha iyo Saxaafadda waxeyna sanad walba ay soo saarta ardayd badan oo ku Nool Magaalada Jowhar Ee Caasimadda Hirshabeelle iyado hatani Xarun cusub oo hor leh ka furatay xaafada Hantiwadaag ee Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here