Baaritaan lagu shaaciyey madaxda caalamka ee hantida dhigtay dibadaha.

0
122

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Baaritaan caalami ah oo ay iska kaashadeen boqollaal saxafi oo ka kala yimid dunida dacalladeeda ayaa lagu kashifay, in hogaamiyaal hadda xakunka ku fadhiya iyo kuwo hore oo magac leh ay urursadeen hanti aad u fara badan oo isugu jira lacag iyo mid ma guuraan ah oo ay ku qarsadeen meelo ka baxsan dalalka ay maamulaan ama ku noolyihiin.

Baaritaanka oo qaatay muddo bilooyin ah ayaa si rasmi ah shaaca looga qaaday Axaddi shalay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here