Xildhibaanada Hirshabeelle oo Dhalinyarada Jowhar ugu Baaqay in laga Shaqeeyo Nabadda.

0
224

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xildhibaan Zakariye Suleyman oo ka mid ah Xildhibaanada Hirshabeelle ayaa dhalinyarada Magaalada Jowhar ugu Baaqay in ay ka shaqeyaan Nabadda iyo isdhexgalka Bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here