Sideed Xiddig Oo Ka Maqan real Madrid Kulanka Espanyol Ee La Liga.

0
117

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaalada dhaawacyada Real Madrid ayaa sii xumaaday ka hor kulanka ay galabta la ciyaari doonaan Espanyol kulan ka tirsan La Liga iyada oo xiddigaha Marcos Asensio, Isco iyo Mariano Diaz lagu daray liiska dhaawacyada.

Xiddigaha Marcelo, Ferland Mendy, Dani Carvajal, Gareth Bale & Dani Ceballos ayaa horay uga maqnaa kooxda sabab la xidhiidha dhaawac kuwaas oo seegayay kulanka maanta.

Laakiin xiddigaha Asensio, Isco iyo Mariano ayaa sidoo kale ku biiray Liiska xiddigaha laga reebay kulanka galabta ee horyaalka La Liga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here