Sare u kac Ku Yimid Qiimaha Shidaalka ee Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
180

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Shidaalka lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ayaa inta Badan ka yimaada Magaalada Muqdisho, waxaana goobaha lagu iibiyo laga dareemaya sare ukac dhinaca qiimaha shidaalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here