Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Dhalinyarada ugu Baaqay in laga shaqeeyo Dib Udhiska Dalka.

0
168

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa sheegay in dhalinyarada looga bahanyahay in ay ka shaqeyaan nabadda iyo dib udhiska dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here