Dadka Qaba Cudurka Macaanka oo loogu Baaqay iney la Xiriiraan Dhaqaatiirta Jowhar.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle ayaa sheegay in muddooyinka danbe ay magaalada kuusoo badanayeen dadka uu ku dhacayo cudarka sokorowga ama macaanka iyadoona taas ay dhaqaatiirta ku sheegeen in ay ugu wacantahay in bulshada aysan ka fogaanin waxyaabaha keeni karo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here