Muslimiinta Sweden oo soo dhaweeyay sharci xadgudub ku ahaa Islaamka oo la laalay.

0
147

Muslimiinta waddanka Sweden ayaa soo dhoweeyay in la laalay sharci xisbiga Center Party ee dalkaasi uu ku doonayay inuu baarlamaanka geeyo in aan la gudi karin wiilshada, kaas oo muddo laba sano ah uu murankiisu taagnaa.

Muslimiinta dalkaasi Sweden ayaa dhibaato badan ku qabay sharcigaasi waxa ayna dhowr jeer warbaahinta ay umariyeen gollaha barlamaanka sweden si loo laado sharcigaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here