Kulan looga Hadlayay sida Bulshada looga Wacyigalin karo Cudurka Dhiig Karka oo lagu Qabtay Jowhar.

0
213

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka qeyb galay kulan looga hadlaayay sidii bulshada looga wacyigalin lahaa ayaa sheegay in bulshada reer Jowhar qaarkood ay qariyaan marka ay ku dhacaan cudarada halkii ay ay u tagi lahaayeen goobaha caafimaadka iskana daaweyn lahaayeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here